A new energy mix with a high renewables component would hold massive advantages for the people of Southern Africa – and the economics mean it is likely to be implemented sooner, rather than later. This was the message on the final day…
A new energy mix with a high renewables component would hold massive advantages for the people of Southern Africa – and the economics mean it is likely to be implemented sooner, rather than later. This was the message on the final day…
Ahmed Madoobe madaxweynaha Jubaland oo ku sugnaa Muqdisho ayaa shalay isaga baxay wadahadaladii la doonayay in isaga lagu qanciyo qaabka doorasho ee dowladda federalka wadato. Shir gaar ah oo ay lahayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweynaha…
Turkey’s involvement in Somalia is shaped by a combination of strategic, economic, and security interests. Strategically, Somalia’s location provides access to key maritime routes, while economically, Turkey sees potential in exploring the country’s untapped oil and gas resources. On the security front,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar iyo Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo…
From 2006 to 2008, Ethiopian troops were deployed in Somalia to support the Transitional Federal Government (TFG) against the Islamic Courts Union (ICU), a coalition of Sharia courts that had taken control over large parts of Somalia, including the capital, Mogadishu. This…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, oo dhowr sano ka hor u muuqday xiddigga geeska Afrika, ayaa wajahaya cidlo iyo kallinmo siyaasadeed, kaddib is-afgaradkii muranka dhaliyay ee 1-dii Janaayo 2024 uu la galay Maamulka Somaliland. Billowgii xukunka Abiy Axmed ee 2018 wuxuu u…
Dacwad ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo gudiyay beesha caalamka. Dacwadda oo qodobeysneyd ayaa madaxweynaha iyo dowladdiisa lagu eedeeyay kutagrifal awoodeed, xadgudubyo ka dhan xuquuqda aadanaha, nin-jecleysi iyo musuq maasuq. Jamaal Ahmed Ibrahim oo ku saxiixnaa warbixintaan ayaa la…
Gabadhan oo lagu magacaabo Tyla ayaa ah Fanaanadan da’da yar oo u dhalatay Koonfur Afrika. Tyla ayaa ayaa ku guulaysatay abaalmarinta Grammy qaybteeda bandhig-faneedka ugu wanaagsan Afrika. madaxweynaha South Africa Cyril Ramaphosa oo khadka telephone ka kula hiriiray ayaa ugu hamalyeeyay guusha…
2 Saacadood ka hor Soogalootiga imanaya xadka u dhexeeya Mareykanka iyo Mexico ayaa kor u kacay iyadoo uu gaaray heerkii ugu sarreeyey inta uu arriminayo maamulka madaxweyne Joe Biden, waxana ay noqoneysaa madax-xanuun siyaasadeed oo aad u weyn ka hor doorashada. Ra’yi…
Dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada (ICC) ayaa xaqiijiyay gudbinta shan dal oo ay ku jirto Koonfur Afrika, si loo baaro danbiyada dagaal ee Israa’iil ka geysatay Marinka Gaza. Waaxda xiriirka caalamiga ah iyo iskaashiga ee South Africa ayaa sheegtay Jimcihii…