Shirka 37aad ee midowga Africa oo ka socda Addis Ababa ayaa wafuuddii ka qeybgashay waxaa kamid ahaa madaxweyna Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay kulanka, ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin wadajir ah oo looga hortagayo…