Warbixin cusub oo ay baahisay shabakadda Fox News, iyadoo ka duuleysa xog ay ka heshay ilo sirdoon, ayaa shaaca ka qaaday sir culus oo ku saabsan xarunta nukliyeerka Iran ee ku taalla Isfahan. Sida laga war helay, xaruntan cusub ayaa laga helay…
Warbixin cusub oo ay baahisay shabakadda Fox News, iyadoo ka duuleysa xog ay ka heshay ilo sirdoon, ayaa shaaca ka qaaday sir culus oo ku saabsan xarunta nukliyeerka Iran ee ku taalla Isfahan. Sida laga war helay, xaruntan cusub ayaa laga helay…
Soomaaliya ayaa muddo dheer la tacaaleysay saamayn dibadeed oo ka imaanaysa quwadaha gobolka, waxaana Imaaraadka Carabta si gaar ah looga dareemay saameyntooda siyaasadeed, dhaqaale, iyo ciidan. Maalgashi ballaaran oo Imaaraadku ka sameeyeen maamul-goboleedyada Soomaaliya, gaar ahaan Puntland, Jubbaland, iyo Somaliland, ayaa sababay…
Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helay ilo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya ayaa muujinaya in Villa Soomaaliya ay toddobaadkii tegay si hoose uga shaqeyneysay sidii loo goyn lahaa xiriirka ay la leedahay Imaaraadka Carabta. Talaabadan ayaa ka dhalatay walaac xooggan oo laga…
Dowladda Turkiga ayaa si weyn u kordhisay joogitaankeeda ciidan ee gudaha Soomaaliya, iyadoo halkaas u dirtay 500 askari oo cusub. Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalka lagu xoojinayo ilaalinta dhismayaasha muhiimka ah iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, sida dekedaha, iyadoo ay kordheen weerarada…
Madaxweyne Trump ayaa la hor yimid Madaxweyne Ramaphosa eedeymo aan caddayn ku fadhiyin oo ku saabsan “xasuuqa caddaanka” oo la sheegay in lagu bartilmaameedsanayo beeraleyda caddaanka ah ee Koonfur Afrika. Intii lagu guda jiray kulanka, Trump ayaa damiyay nalalka una bandhigay muuqaallo…
Bosaso, Somalia – The Puntland Minister of Information, Mahmoud Aydid Dirir, has firmly rejected reports alleging that the United Arab Emirates (UAE) has established military bases or missile launch sites in Bosaso, a coastal city in eastern Somalia. Speaking to Puntland-based media on…
In recent years, a growing number of marriages between Somali men and South African women particularly among Xhosa, Zulu, and Colored communities have been reshaping the social landscape in parts of South Africa. These unions reflect not only changing cultural dynamics but…
The Turkish survey vessel Oruç Reis has embarked on a new mission to explore oil and gas reserves off the coast of Somalia. A farewell ceremony was held to commemorate the ship’s departure from Filyos Port in Zonguldak, Turkey, attended by Turkish…
Warkan uu soo saarey Waziirka cusub ee Home Affairsku waxa uu baddi ku saabsanyahey dalkugalka (Visa) Waxaa kalle oo laga sheegey waziirku in uu sheegey in dadka qaxootiga ahna sharciyo lasiinayo Baaq ama Soojeedin kusocota Jaaliyadda Soomaaliyeedee Reer SA Jaaliyadda Soomaaliyeed waxey…
Ergeyga Itoobiya ee Qaramada Midoobay ayaa isna sheegay in hadalka uu argeyga Soomaaliya goobta ka jeediyay ay ka buuxeen “Beeno fara badan”. Abuukar Cusmaan Baalle, ergeyga Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa intii uu socday shirkii Golaha Amaanka, waxa uu ku eedeeyay Itoobiya…