Dowladda Turkiga ayaa si weyn u kordhisay joogitaankeeda ciidan ee gudaha Soomaaliya, iyadoo halkaas u dirtay 500 askari oo cusub. Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalka lagu xoojinayo ilaalinta dhismayaasha muhiimka ah iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, sida dekedaha, iyadoo ay kordheen weerarada…