Johannesburg – Dr. Hassan Hussein, oo ah aqoonyahan iyo khabiir ku takhasusay arrimaha biyaha iyo batroolka, islamarkaana in ka badan 10 sano u soo shaqeeyay shirkadda shidaallka ee ARAMCO ayaa ka qeybgalay bandhigga tignoolajiyada deegaanka ee IFAT Africa oo lagu qabtay magaalada…