Taliyaha guud ee ciidanka Mareykanka, General Dan Cane, ayaa faahfaahiyay weerarkii lagu qaaday Iran oo lagu magacaabay “Operation Midnight Hammer”. Weerarka ayaa la sheegay inuu si qorsheysan uga dhacay dhul, cirka, iyo dhanka sirdoonka, iyadoo B-2 bombers laga soo diray Mareykanka oo…