Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in Iran ay u aargoosan karto duqeymaha Mareykanka iyadoo xiri karta marin-biyoodka Hormuz, oo ah waddada ugu muhiimsan ee dhoofinta saliidda dunida, ay weerari karto saldhigyada milatari ee Mareykanka ku leeyahay Bariga Dhexe, ay kordhin karto gantaallada ay ku…