Wasiirkii gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shalay hortagay baarlamaanka Soomaaliya, iyada ajandaha uu qayb ka ahaa su’aalo la waydiinayay wasiirka oo ku saabsan ciidamada. Qayb kamid ah su’aalihii la waydiiyay ayaa la xariiray qaraxii todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay xerada…