Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helay ilo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya ayaa muujinaya in Villa Soomaaliya ay toddobaadkii tegay si hoose uga shaqeyneysay sidii loo goyn lahaa xiriirka ay la leedahay Imaaraadka Carabta. Talaabadan ayaa ka dhalatay walaac xooggan oo laga…