News

Heshiiskii Wadaaga Khayraadka Dabiiciga ah ee Soomaaliya

Heshiiskii wadaaga khayraadka dabiiciga oo ay saxiixeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, kana dhacay Baydhabo June 5, 2018 waxaa lagu heshiiyey sida loo qeybsanayo dakhliga ka soo xarooda kheyraadka dabiiciga ah. SBN waxaa uu akhristayaasheeda u soo gudbineysaa heshiiska wadaaga khayraadka…

/

Markabka Oruç Reis ee Turkigu leeyahay ayaa u soo shareecday xeebaha Soomaaliya si uu u sameeyo sahminta shidaalka ee 3d-ga ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar iyo Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo…

///

Shirkadda Diyaaraha Ethiopia oo fulisay dalabkii Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airline ay aqbasha in ay beddesho bogeeda tigidhada laga goosto oo marka Hargeysa loo socdo qeexaya in ay tahay Somaliland. Warqad ay shirkadda Itoobiya soo dirtay ayay ku sheegtay in wakhti loogu daro si’ay…

1 2 3 4

Authors

Follow