Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Sabtidii sheegay in arrintan uu ka hadlay intii lagu jiray wicitaan uu la yeeshay dhiggiisa Iran, Masoud Pezeshkian, oo isagu bilaabay wicitaanka. “Mar kale, mowqifkaygu waa mid cad: Iran marnaba waa inaysan helin hub nukliyeer ah, waana…