Xanuunka cancer oo asalkiisu Soomaalidu u taqaanay mid shisheeye oo aan iyaga haleelin ayaa hadda ku badanaya oo ku dhex faafaya bulshada Soomaalida ee geeska Afrika. Kansarka cunaha, naasaha iyo mindhicirka oo uu wehliyo kan ragga u gaarka ah ee qanjirka kaadida…