Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda madaxbannaanideeda ku dhawaaqday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Addis Ababa ku gaaray heshiis. Muuqaal lasoo dhigay bogga Facebook ee xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa lagu arkaa Madaxweyne Muuse Biixi oo garab fadhiya…