Madaxweyne William Ruto ayaa kala diray golihiisii wasiirada marka laga reebo madaxweyne ku xigeenka iyo wasiirka koobaad ee golihiisa. Kala dirida golaha wasiirada Kenya ayaa ka dambeysay kadib markii mudaaharaadyadii dhawaan hareeyay guud ahaan dalka Kenya oo looga soo horjeeday kordhinta canshuuraha,…
