admin

Heshiiskii Wadaaga Khayraadka Dabiiciga ah ee Soomaaliya

Heshiiskii wadaaga khayraadka dabiiciga oo ay saxiixeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, kana dhacay Baydhabo June 5, 2018 waxaa lagu heshiiyey sida loo qeybsanayo dakhliga ka soo xarooda kheyraadka dabiiciga ah. SBN waxaa uu akhristayaasheeda u soo gudbineysaa heshiiska wadaaga khayraadka…

/

Shirkadda Diyaaraha Ethiopia oo fulisay dalabkii Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airline ay aqbasha in ay beddesho bogeeda tigidhada laga goosto oo marka Hargeysa loo socdo qeexaya in ay tahay Somaliland. Warqad ay shirkadda Itoobiya soo dirtay ayay ku sheegtay in wakhti loogu daro si’ay…

ETHIOPIA OO XAALAD SIYAASADEED OO JAHAWAREER AH KU GASHAY.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, oo dhowr sano ka hor u muuqday xiddigga geeska Afrika, ayaa wajahaya cidlo iyo kallinmo siyaasadeed, kaddib is-afgaradkii muranka dhaliyay ee 1-dii Janaayo 2024 uu la galay Maamulka Somaliland. Billowgii xukunka Abiy Axmed ee 2018 wuxuu u…

/

WAA MAXAY SABABTA XIL. FAARAX MACALIN LOOGA SAARAY XISBIGA

Guddiga Fulinta Qaranka ee Xisbiga Wiper Party (NEC) ee dalka kenya, ayaa hadda qalinka ku duugay in Xildhibaanka laga soo doorto Dhadhaab ee Faarax Macallin laga eryo garabka siyaasadda ee mucaaradka sababo la xidhiidha hadallo deelqaaf ah oo uu dhawaan ka sheegay…

ANC iyo DA oo ku heshiiyay qeybsiga golaha xukuumadda!

Inkastoo aan wali lagu dhawaaqin hadane waxaa is afrad laga gaaray qeybsiga wasiirada xisbiyada siyaasadda South Africa sida ANC iyo DA. Madaxweyne Ramaphosa wuxuu siiyey xisbiga DA wasiiradda hoos ku xusan: Waxaa kalle oo lasiin doona DA wasiir kuxigeenadda hoos kuxusan Fiiro…

/

Suuragal matahay in Biden la badalo Doorashada ka hor?

Iyadoo ay wax ka yar lix bilood ka harsan tahay doorashada madaxtinnimo, dooddii xalay ayaa dhalisay mowjad cusub oo ah Biden masii wadi karaa xilka. Balse xitaa haddii ay noqoto inuu Biden xilka ka dego, waddada lagu beddelayo waa mid dheer oo…

1 2 3 8

Authors

Follow