Jabuuti — Warar hoose oo laga helayo ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in magaalada Jabuuti lagu qaban doono kulan muhiim ah oo u dhexeeya Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo Madaxweynaha Khatumo State, Maxamed Fardhiye. Kulankan ayaa sidoo kale la…
