Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa sheegay in weerarka Mareykanku ku qaaday Iran uu si ula kac ah u ahaa mid xadidan, si loo diro fariin cad, balse uu Mareykanku leeyahay awood ciidan oo aan xadidnayn.Wuxuu intaas ku daray in Mareykanku wali…
