Saddex iyo labaatan xeer-ilaaliyeyaal guud oo goboleed, oo ay la socdaan laba guddoomiye gobol, ayaa maxkamad ku dacweeyay maamulka Trump kadib go’aankii lagu hakiyay $6.8 bilyan oo ahaa deeqo federaali ah oo loogu talagalay waxbarashada. Dacwadda ayaa lagu sheegay in go’aankaasi uu…