Mareykanka ayaa Biiray Dagaalka Iran, wuxuu sheegay in uu Weerar ku qaaday Goobo nukliyeer ah

Share This

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanku si guul leh u weeraray saddex goobood oo nukliyeer ah oo ku yaalla dalka Iiraan: Fordo, Natanz, iyo Isfahan.

“Waxaan ku ridnay dhammaan miinooyinkii goobta ugu weyn, Fordo,” ayuu ku qoray, isaga oo tixraacaya goobta dhulka hoostiisa laga dhisay ee aadka loo adkeeyay oo ku taalla buur dhinaceeda.

“Dhammaan diyaaradaha hadda waxay ka baxeen hawada Iiraan, [waana] si nabad ah ugu soo socda waddankooda,” ayuu ku qoray Truth Social.

“Hambalyo geesiyaasheenna Mareykanka ah. Ma jiro ciidan kale oo dunida ah oo sidaan u qaban karay.”

“WAQTIGII NABADDA WAA HADA!” ayuu Trump ku daray.

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published.

- Advertisement -