War cusub oo socdaalka ku saabsan ayaa kasoo baxay wasiirka Home Affair-ka South Africa

Share This

Warkan uu soo saarey Waziirka cusub ee Home Affairsku waxa uu baddi ku saabsanyahey dalkugalka (Visa)

Waxaa kalle oo laga sheegey waziirku in uu sheegey in dadka qaxootiga ahna sharciyo lasiinayo

Baaq ama Soojeedin kusocota Jaaliyadda Soomaaliyeedee Reer SA

Jaaliyadda Soomaaliyeed waxey kamidyihiin ama ugu horeeyaan jaaliyadaha si qaxootinimo looga aqballey SA, oo waqtiyaddii hore, haddii uu muwaadinku yahey Soomaali, waxaa lagudoonsiinjirey ama lasiin jirey Status 2sano ah, waqtiyaddan danbe waaba 4 sanno

Nasiib darro waqtiyaddan danbe waxaa jira in Muwaadiniin Soomaaliyeed oo rag iyo haweenba leh in ey ku dhibanyihiin sharciga qaxootiga ee wadanka iyaddoo Muwaadiniin tirobadan aaney heysan sharci ama ey heystaan Appeal ama Reject

Tallo ama fikir soojeedinteeddu waa in jaaliyaddeenu, gaar ahaan dadka ku dhiban sharciga in ey codsadaan in ey lakulmaan waziirka Home Affairska Dr Leon,

Lakulankan oo noqon kara Jaaliyadda ugu horeysa ee lakulanta, oo inta uu waziirku weli ku cusubyahey xafiiska in eynu Lakeland

Arintani waxey u baahantahey Qorsheyn iyo in laga taxadiro Isberber yaac, waxaa muhiim ah in hogaanka, culumadda, mutacalimiinta iyo dadka u dhaqdhaqaa Jaaliyaddu in ey howshan hor kacaan ama hogaamiyaan

Waxaana muhiim ah in arimahan oo kalle looga niqaasho madalaha

Guul iyo Gobanimo Bi-Idnillaah

Saeed furaa

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published.

- Advertisement -