Suuragal matahay in Biden la badalo Doorashada ka hor?

Share This

Iyadoo ay wax ka yar lix bilood ka harsan tahay doorashada madaxtinnimo, dooddii xalay ayaa dhalisay mowjad cusub oo ah Biden masii wadi karaa xilka.

Balse xitaa haddii ay noqoto inuu Biden xilka ka dego, waddada lagu beddelayo waa mid dheer oo aan caddeyn.

Dhammaan 50-ka gobol ee Mareykanka ayaa hore u qabtay codbixintooda. Mid walboo ka mid ahna, Biden wuxuu ku guuleystay ku dhowaad dhammaan.

Xitaa haddii uu xilka ka degayo, Dimuqraaddiyiinta ayaa waxaa qabsan doonta dhibaato weyn: yey tahay inuu beddelo?

Ra’yi ururinta ayaa muujineysa in madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris aysan caan ka dhex ahayn bulshada Mareykanka. Balse ma jirto ikhtiyaar kale oo cad oo ah cidda beddeli karta Donald Trump.

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published.

- Advertisement -